Bigsheey

ROADMAP-KA AFFILIATE MARKETING

Qaamuuska xambaarsan Siraha Qarsoon iyo Istaraatiijiyadaha ay ganacsatada guulaystay isticmaalaan.

Baro istaraatiijayada ay isticmaalaan ganacsatada guulaystay, Gacanta ku dhig, hage dhamaystiran oo kaa saari doona jahawareerka kuguna hoggaamin doona dakhli joogto ah.