Bigsheey

5.00
(13 Ratings)

Xeerka Semantic optimization part2

Uncategorized
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Course Content

XEERKA Semantic optimization part2

  • XEERKA Semantic optimization part2
    30:17

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 13 Ratings
5
13 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Wlhi anaga hadii somali nahay wax walbo ma qimeyno lakin course camal wlhi qof somali sidaan kuu fahansii doono isma daxeenin.
Course ka wuxuu uqalmaa in 1 daqiiqo kabacdi $100 dibto si aad udawato daqiqada kuxiigto. Mahadsanid kun jer ustaad
AH
9 months ago
Asc macalin bigsheey, way adagtahay in la helo cashir noocan ah waa cashirki aan ku guulaysan lahaa insha allah ilahay hakaa jasaa,in siiyo adna aamin
jasaakalaah ustaad waad mahadsan tahay runtii wax badan ayaad na fahasiisay
NW
9 months ago
Bigsheey, I have to say that your SEO and semantic techniques course is absolutely incredible! The value I’ve gained from it is worth far more than the price it’s offered. Your teaching style is clear, insightful, and practical, making complex topics easy to understand. You are, without a doubt, the best Somali course lecturer out there. I’m already applying what I’ve learned and seeing results. I can’t wait for you to bring more courses our way. Thank you for all the hard work you’ve put into this—I’m definitely looking forward to what’s next!
JD
9 months ago
cajiib cajiib,Horta Alle ayay mahad oo dhan u sugnaatay,marka labaad ustaadka waxaan odhan lahaa hada unbaan helay meeshii igu haboonayd.
somalida ka hadasha howlahan wllhi waa ninkii ugu mudnaa waligay ma aanan arag ninkan oo kale.
aad baad u mahadsan thy cilmiga qaaliga ah eed Nala wadaagtay.
wuxuuna u qalmaa kumanaan dollar.
Jazaakallaahu Kheyr Ustaad Alle miizaankaaga xasanaadka ha kuu saaro inbadan ayaan kaa faa'iiday

Runtii waa cilmi uqalma $10,000

Hawl culus ayaad ardadeyna uheystaa casharo kale intaan ka badana waan kaa sugeyn Insha Allaah.

Mahadsanid Ustaad
BM
10 months ago
Bigsheey shugran macalin
Mahad naq allah ka bacdi
Runtii waan ku diirsanay cashiradaada
Jazaakallaahu khayran
Cashiro kale oo wax tar lehna waan kaa sugaynaa
JA
10 months ago
ustaad Bigsheey alle haku xiftiyo ustaad runtii waxaad nala wadaagto aqoon u qalanta kumanaan dollar,kana dhisan dhan waliba hadday noqoto dhanka aqoonta aad nala wadaagtay oo aad u baaxad wayn iyo hadday noqoto qaabka aad usoo gudbisayba , guulayso ustaad.
KM
10 months ago
Allhaha wayn e waxidka ah janno ayanu kuu waydiinnay Ustaad 1000000% inkabdan wad mahadsantahay......
IB
10 months ago
Shukaran ustaadi intaa in kadan uu u qalmaa
FH
10 months ago
Jazakallah ustaad waa course cilmiga ku jira aan lasoo koobi karin ilahay abaalkaga janna hakadhigo
AF
10 months ago
Ustd bigsheey wllhi casharadada $1k+ ayey u qalmaan, laga soo billaabo koorsada premium SEO illaa hadda oo aan tan iibsaday, kuma khasaarin. Waxaanba aamisanahay waxa dhan bo inad axsaan ahaan iigu siisay. Ustaad abaalkaaga ma illaabi doono, alle hakaa ajir siiyo.
UM
10 months ago
ustaadi waa course muhiimadisa wata wuxu u qalmaa $10,000 oo dollar

Want to receive push notifications for all major on-site activities?